Saturday, June 27, 2026
HomeWararMW JFS “Dadka Soomaaliyeed ogaada Wiilasha & Gabdhaha ka tirsan Ciidanka Xoogga...

MW JFS “Dadka Soomaaliyeed ogaada Wiilasha & Gabdhaha ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo naftooda u huray Qaranka”

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba Rag ah oo ku eedeysan inay kufsi ugu geysteen magaalada Muqdisho Gabar Soomaaliyeed.

War kasoo baxay taliska ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidanka Booliiska Saldhigga Degmada Hiliwaa  ay gacanta ku soo dhigeen laba rag ah oo ku eedeysan in ay kufsi ugeesteen gabar  Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu kala magacaabo.

1 Axmed Macalin Cabdi 22 Jir ah

2 Cali Axmed Nuur 33 jir .

Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in raggaas la horgeyn doono Cadaalada, isla markaana Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed uu u taaganyahay Ilaalinta Nabadgalayada Guud.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe