Saturday, May 30, 2026
HomeWararMuuse Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkmadda Darajada Koobaad

Muuse Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkmadda Darajada Koobaad

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyada iskeed madax banaanida ugu dhawaacday ee Somaliland ayaa maanta waxa uu magacaabay gudoomiyaha maxkamadda ciidamada ee derejada koowaad.

Muuse Biixi waxaa uu gaashaanle Maxamed Cabdillaahi Aadan (Aar) u magacaabey guddoomiyaha maxkamadda ciidamada ee derejada koowaad ee gobollada galbeedka.

Waxa kale ee uu Madaxweyne Muuse Biixi saraakiil kamid ciidamada Milateriga u magacaabay xeer ilaaliyayaal iyo garsoorayaal ka tirsan maxkamada ciidamada ee Somaliland.

  1. L/Xidigle, Xasan Abiib Cumar, garsoore ka tiraan maxkamada Ciidamada ee derejada koowaad.

2.  L/Xidigle, Jimcaale Jaamac Muxumed, garsoore ka tirsan Maxkamada Ciidamada ee derejada koowaad.

3. L/Xidigle, Xasan Cige Jaamac, garsoore ka tirsan maxkamada Ciidamada ee derjeada koowaad.

4. Gaashaanle Axmed Saalax Cabdi, Ku-Xigeenka Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Maxkamada Ciidamada Somaliland

5  Gaashaanle Siciid Cali Cilmi, Xeer ilaaliye maxkamadda ciidamada Somaliland

6. Xiddigle, Cabdillaahi Maxamed Axmed, Xeer ilaaliye Maxkamadda ciidamada Somaliland

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe