Monday, April 20, 2026
HomeBarnaamijyadaMusharixiinta Jubbalan ayaa qaadacay Xildhibaanada Cusub ee Xalay lagu dhawaaqay

Musharixiinta Jubbalan ayaa qaadacay Xildhibaanada Cusub ee Xalay lagu dhawaaqay

Musharixiinta Jubbalan ayaa qaadacay Xildhibaanada Cusub ee Xalay lagu dhawaaqay.

Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah musharixiinta Jubbaland ayaa sheegay in iyaga mowqifkooda uu yahay mid cad ,isla markaana gebi ahaanba aysan aqoonsaneyn Shaqa kasta oo ay qabtaan Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe