Sunday, March 23, 2025
HomeBarnaamijyadaGuddiga Dib usheesiinta Galmudug oo Sharuudo ku Xiray in uu furmo Shirka...

Guddiga Dib usheesiinta Galmudug oo Sharuudo ku Xiray in uu furmo Shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha Galmudug

Guddiga Dib usheesiinta Galmudug oo Sharuudo ku Xiray in uu furmo Shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha Galmudug.

Guddiga ayaa shir ay yeesheen ka soo saaray Shan qodob oo uu ku furmo karo shirkaas, oo lagu wado in Magalada Dhuusamareeb uu ka furmo 17 ka Bishaan,waxaana Go’aanada ay soo saareen ka mid ah.

1.Bilawga soo dhaweynta iyo Qaabilaadda Ergooyinka ka qeyb-galayaasha Shirka.

2.Hubinta iyo Kormeeridda Goobaha Shirka iyo Deegaanka Ergooyinka.

3.Diyaarinta Ajandaha iyo Agabyada Shirka.

4.War-gelinta iyo Diyaar-garowga Hay’adaha Amniga iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka.

5.Xadeynta Waqtiga soo gaaridda Ergooyinka Goobta Shirka oo ah: 14 – 16 Bishaan iyo Furitaanka Shirka oo ah: 17 ka Bishaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe