Munaasabadan Oo Ahayd Mid si heersara ah Loo soo Agaasimay ayaa Waxaa Ka Soo qayb galay Xildhabaano,Waxgarada,Masuuliyiin Katirsan Golaha Isbadal Doonka KoonFur galbeed Soomaaliyaro,Dhalinyaro,Ururada Haweenka Iyo Bulshaweeynta Qayabheed Kala duwan Ee Kunool Magalada Baydhabo.
Munaasabada ayaa Ujeedkeedu ahaa in lagu soo Bandhigo Qorshe Siyaasadeedka Uu Ku Hogaamin Doono Shacabka KoonFur galbeed Wasiirkii Horre Ee Maaliyada Soomaaliya Hadana Ah Murashax u taagan hogaaminta Shacabaka Koonfur galbeed Mudane Maxamed Aden Farkeeti.
Murashax Farkeeti Oo Furay Munaasabada ayaa Kaga hadalay Khudbadiisa Dhinacayo Badan Oo Muhiim u ah Dadka Kunool Deegaanada Iyo Dagamooyinka Uu Ka arimiyo Maamulkaasi MurashaxA� Farkeeti Ayaana Si weyn Ugu Dheeraaday Wax Kaqabashada amniga Koon furgalbeed Iyo A�Samaynata Dib U Heshiisiinta Dhab ah oo ka dhalata koonfur galbeed, ayaa yiri.
a�?Waa Muhiim In Amniga Wax Laga Qabtaa Waa Halka Gogal Xaar Unoqonkarata A�In Lahelaa Nolol Wanaagsan Iyo Maamul ay Dadka Oo Idil Iska Dhax Arkaan Waxaan Ka Shaqayn Doonaa Inaan Si Fudud Aan Usoo Celino Amniga Deegaanda Koonfur galbeed Iyada Oo Aan Adeegsan Doono Aqoonta Dhalinyaradeena Iyo Xeelada Ciidamadeena Taasina Waxaan Ku gaari Karaanaa In Aanu Helnaa Maamul Wanaagsan A�Sidoo Kale Waxaan La Shaqayn doonaa Hadii Aan Kuguulayto Ama Aan Kuguulaysan Cid Waliba Oo Diyaar u ah U Adeegida Shacabaka Koon FurgalbeedA� Xildhibaanada Iyo Odiyada Dhaqanku Waxaan Kaga Baahnahay In ay Gacan Nagu siiyaan Isbadal sidaan Kugaari Lahayn Diyaar maa��unahay inaan Koon fur galbeed Isbadal Aanu Gaarsiino ?
Diyaar Maa��unahay In aan Lashaqayno Golaha Isbadal Doonka Koon Furgalbeed ?
Anaguna Hadii aanu nahay madaxda rabata in ay Idiin Hogaamiso Diyaar ayaan unahay in aan idiin shaqayno alle Hanawada Guuleeyo a�?.
Dhanaka Kale Waxaa Munaasabada Kahadalay Xildhibaano Katirsan Maamulka KGS Oo Sheegay In Isbadalka KGS ay diyaar u yihiin kana shaqayn doonaan isbadal dhab ah oo ka dhacak koon furgalbeed.
Ugu Danbayntii ayaa waxaa Hadlka Qaatay waxgaradha,dhaliyarada Iyo Haweenka Reer Koon FurgalbeedA� Waxyna Si wadajir ah Xildhibaanada Ugu Dalabadeen in ay Codka Siiyaan Murashax Maxamed aaden Ibraahim Farkeeti Oo Ay Sheegeen in uu yahay Masa��uul ay sootijaabiyeen Dhamaan Shacabaka Soomaaliyeed Kuna Qanceen Waxqabadkiisa Maantana ay Ku aaminikaraan Ceenaan Uqabashada KGS.
Murashax Maxamed aaden Ibaraahim Farkeeti oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay Dawladda dhexe ee soomaaliya, ayaa imika u muuqada Murashax ku guuleysan kara Doorashada Ka Dhici doota Dabayaaqada Sanadakan Magaaladda Baydhabo ee Xarunta KMG ah Ee Maamulka Koonfur galbeed.
A�
W/Q:-Bahiir BarreA�

