Thursday, April 18, 2024
HomeWararMaxuu salka ku hayaa qilaafka Somaliya iyo Kenya

Maxuu salka ku hayaa qilaafka Somaliya iyo Kenya

Kenya iyo Soomaaliya oo xaalad adag ay ka abuurantay

Xukuumadda Kenya ayaa u yeeratay safiirkeeda Soomaaliya Lt. Gen. Lucas Tumbo , isla markaana amartay in dalkeeda uu isaga baxo safiirka Soomaaliya.

Arrintan ayaa ka dambeysay Kenya oo ku doodaysa in Soomaaliya ay la shirtagtay magaalada London ee wadanka Ingiriiska ceelal shidaal oo ku yaal dhulka xuduudda ah ee lagu muransan yahay.

Warbaahinta Kenya qaarkeed oo arrintan wax ka qoray ayaa ka soo xigtay wasiirka arrimaha dibadda Macharia Kamau in waa sida hadalka ay u dhigay’e Soomaaliya si taxadar la’aan ah isaga indho tirtay xeerarka caalamku aqoonsan yahay ee muranka xuduudaha, iyo sidoo kale khilaafaadka siyaasadeed iyo diblumaasiyadeed.

Ilaa iyo hadda ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay dawlada Soomaaliya oo ku aadan go’aankan.Warkan oo faahfaahsan oo goor dhow la soco.

BBC

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe