Thursday, July 16, 2026
HomeWararDibaddaMaxkamadda Gobolka Galgaduud oo amartay in lasoo qabto xubnihii Golaha Deegaanka ee...

Maxkamadda Gobolka Galgaduud oo amartay in lasoo qabto xubnihii Golaha Deegaanka ee Caabudwaaq lagu doortay.{AKHRISO}

Xaanshi ay soosaartay Maxkamadda Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa lagu muujiyay amar ku saabsan in lasoo xiro 4tii xubnood ee shalay lagu doortay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolkaas.

Warqaddaan waxaa hay’adaha awoodda u leh soo qabashada afartaas ruux lagu faray in ay soo qabtaan isla markaana horgeeyaan Maxkamadda Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug sida hadalka loo dhigay.

Xubnaha lagu doortay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud waxaa doorashadooda goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid & Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Dowlad-Goboleedkaas.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe