Sunday, June 21, 2026
HomeWararDibaddaMaxkamadda Ciidamada oo dil Toogasho ah ku xuntay Askari dilay Askari kale

Maxkamadda Ciidamada oo dil Toogasho ah ku xuntay Askari dilay Askari kale

Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Ex Dable Booliis Sakariye Cali Axmed oo hore ugu Eedaysanaa dilka bareer ah oo uu u geystay Ex Xiddigle Booliis Marxuum Cali Xasan Siyaad.

Dilkan ayuu Sakariye ka fuliyey Degmada Dayniile 28/7/2022,sidoo kale Sakariye ayaa hore usii qaatay Baastolad uu lahaa Marxuumka iyo qorigii Dowladda isagoo intaas ka dib ka baxsaday dalka.

Sakariye ayaa u baxsaday Dalka South Sudan ayaa ugu dambayn soo galay Gacanta Haya’addaha Garsoorka Soomaaliya ka dib markii ay soo qabashadiisa iska kaashadeen Booliiska Soomaaliya iyo Booliiska caalamiga ah ee Interpol.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe