Sunday, June 21, 2026
HomeWararDibaddaCali Guudlaawe oo Gaaray Magaalada Dhuusamaareeb

Cali Guudlaawe oo Gaaray Magaalada Dhuusamaareeb

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Caasimadda Dhuusamareeeb kusoo dhaweeyay madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa caasimadda Dowladda Galmudug usoo gaaray si uu uga qayb galo shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo ka furmi doona Dhuusamarreeb.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe