Madaxweyanaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu Maanta  taggo Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Jubbaland, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa Shalay Iska Xaadiriyay Garowe.
Shirka Wadatashiga ee uu Madaxweynaha Puntland isugu yeeray Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta oo Sabtiya Waxaa uu ka furmaya Garoowe Sida Qorshuhu Yahay iyadoo furitaanka shirkan uu ku soo aaday, Xili Saddex Maamul Goboleed ay qaadaceen sharcigii doorashooyinka oo ay Maalin Ka Hor ansixiyeen Golaha Wasiirada.