Madaxweynihii hore ee Masar, Maxamed Morsi ayaa geeriyooday goor dhaw, kadib markii sida la sheegay uu ku miir beelay maxkamaddii la saarayay gudaheeda. Warkan waxaa sii daayay telefishinka dowladda.
Morsi waxaa la doortay 2012 markii hoggaamiyahaasi Akhwaanu Muslimiinka ay awoodda ka tuureen ciidanka sanad kadib. Dowladda hadda jirta, waxa loo heystay dhawr dacwadood.