Madaxweyne Xaaf ayaa maqribnimadii caawa tagay magaalada Gaalkacyo waxuuna safar uga ambabaxay magaalada Dhuusamareeb
Lama oga safarka Xaaf ku tagay Gaalkacyo waxyaabaha uu ku saleysan yahay balse warar hoose ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka uu kulamo la qaadan doono kuwaas oo looga hadlayo arimaha Galmudug gaar ahaan arinta doorashada
Wixii kusoo kordha kala soco halkan