Warar Dheeraad Ah Ayaa Ka Soobaxaya Qarax Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Sida Ilo Xog Ogagaal Ah Ay Inoo Sheegeen Qaraxa Waxaa La La Egtay Kulonyo Gadiid Ciidan Ah oo Ma Rayay Xaafada Laba Dhagax Aageeda
Balse Warar Lagu Daabacay Mareegta Ku Hadasha Afka Alshabab Ayaa Baahisay In Qaraxaasi La La Egtay Gadiid uu La socday Taliya Boliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Joon) Waxaan Ay Intaas Ku Dareen In uu Si Dirqi Ah Kaga Badbaaday
Qaraxa Waxaa la sheegay In Qof Shicib Ah uu Ku Geeriyooday
Dhanka Kale Ma Jirto Cid Ka Madaxbanaan Sheegashada Alshabaab Ee Ku Aadan Qaraxaasi In Taliyaha Boliska Gobolka Baaadir Saadaq joon La La Egtay

