Sunday, March 23, 2025
HomeWararMadaxweyne Geelle oo Maanta Baarlamaanka Aqalka Sare Ee Somaliya Hortagaya

Madaxweyne Geelle oo Maanta Baarlamaanka Aqalka Sare Ee Somaliya Hortagaya

Axad Maanta ah ayaa la filayaa in Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka  Soomaaliya ay Magalada muqdisho ku yeeshaan kulan deg deg ah, maadaama Xildhibaanada ay haatan fasax ku jiraan oo uu xiran yahay kal-fadhiga 4aad ee Golaha Shacabka iyo kan Aqalka Sare.

Kulanka oo Ka Dhacay Meel Ka Baxsan Xaruunta Rasmiga Ee Aqalka Sare Ayaa Lagu Qaban Doonaa Xarunta Dugsiga tababarka ee Janeraal Kaahiye  ee Magalada Muqdisho,waxaana Ajandaha Kulanka uu yahay hadal jeedinta Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo shalay booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho.

Ilo Xog Ogaal Ah Ayaa Inoo Xaqiijiyay In Kulanka Maantay uu Madaxweyne Geelle Khudbad Ka Jeedin Doono

Faa Faahin Halkaan Kala Soco

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe