Monday, May 18, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Waqtiga Dorashada Galmudug oo Mugdi Ween Ku Jirta

Dhageyso:-Waqtiga Dorashada Galmudug oo Mugdi Ween Ku Jirta

Dibayaaqadii Bishii Novenber Ee Sanadkii 2017 Ahlusuna Iyo Galmudug Ayaa Heshiis Afgarad Ah Ku Gaaray Dalka Jabuuti Heshiiskaasi 6 Bishii December Ee Isla Sanadkaasi Ayaa Lagu Dhameestiray Villa Somaliya Waxaan Goobjoog Ka Ahaa Madaxda U Sareesa Dalka.

Waqtigaa Wixii Ka Danbeeyay Waxaa Jiray Saluug Ay Muujinayeen Qaar Ka Mid Ah Beelaha Ku Midaysan Maamulka Kaasi oo Ku Saabsan Qaabka Loo Fulyay Heshiiskaasi.

Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Fulinta Maamulka oo Isagu Wariyaasha Kula Hadlayay Magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimada Galmudug Ayaa Sheegay In  Mida Xileedka Xaaf Iyo Isaga uu Ka Soobilaabano Heshiiskii Jabuuti Taasi oo Ka Dhigan In Mudo 3 Sanaa Ay U Dhimantahay

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe