Friday, July 17, 2026
HomeWararMadaxweyne farmaajo oo gaaray Magaaladda Baydhabo.

Madaxweyne farmaajo oo gaaray Magaaladda Baydhabo.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa ay gaareen Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Wafdiga ayaa waxa ay ka qeybgeli doonaan munaasabada lagu Caleemo saarayo Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen).

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa qeyb ka ah,Wasiiro,Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale,waxaana Garoonka Diyaaradaha Baydhabo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magalada Bayhabo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe