Madaxweynaha Maamulka Puntland oo uu Wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Karaash ayaa Kulan Waxa ay Laqaateen Gudiga Amniga Puntland iyo Gudiga Kahortaga COVID-19.
Kulanka ayaa Waxaa Looga Hadlay Sidii Looxoojin Lahaa Amaanka Deegaanada Puntlad iyo Sidii Dadaadl Badan Loogu Bixin lahaa Kahortaga Coronavirus waxaana Warbixino Looga Dhagaystay Gudiyada Arimahaani Qaabilsan.
Kadib Marka uu Kulanka Soo dhamaaday ayaa Waxaa laga soo saaray War-murtiyeed Ka kooban 12-qodob.
Halkaan Ka Akhriso:-