Tuesday, March 18, 2025
HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed Oo gaaray Baydhabo kana hadlay Qaraxii Walaweyn.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo gaaray Baydhabo kana hadlay Qaraxii Walaweyn.

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa maalmo kadib Maanta dib ugu laabtay Madaxweynaha Dowlad gobooleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan koonfur galbeed oo ugu horeeyo Kusimaha Madaxweynaha a koonfur galbeed ahna wasiirka Beeraha iyo waraabka maamulkaasi Maxamed Xasan Fiqi iyo masuuliyiin kale.

Shariifka ayaa intaasi ka dib ayaa waxaa la geeyay  xarunta Madaxtooyada maamulka koonfur galbeed,isaga oo kulan la qaatey Gollaha wasiirada maamulka iyo Xildhibaanada iyo saraakiisha ciidamada intaba.

Ugu horeen Madaxweyne Shariif Xasan  ayaa ka tacsiyadeeyey shacabkii ku dhintey Qaraxii  ka dhacay Degmada Walaweyn ee gobolka Sh/hoose ,isaga oo Alle uga baryay in uu u naxariisto.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe