Tuesday, May 12, 2026
HomeWararMadaxweynaha Cusub Ee Puntland oo La Kulamay Saraakiisha Ciidamada

Madaxweynaha Cusub Ee Puntland oo La Kulamay Saraakiisha Ciidamada

Madaxweynaha cusub ee Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta waxay kulan deg deg ah la qaateen taliyaasha iyo saraakiisha ciidamada Puntland.

Kulankaan oo ka dhacay guriga uu degan yahay Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa ku aadana  adkaynta iyo dar-dar gelinta xaaladda ammaanka Puntland.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku ammaanay Saraakiisha Ciidamada dadaallada ku aadan suggitaanka Ammaanka degaanada maamulka iyo sidii ay adkeyeen Amaanka Garowe xilligii doorashadda.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe