Tuesday, April 16, 2024
HomeWararMadaxda Dowladda oo looga digay qalalaaso siyaasadeed & mid Amni

Madaxda Dowladda oo looga digay qalalaaso siyaasadeed & mid Amni

Iyada oo dhawaan Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi  Maxamed Guuleed uu sheegay in wareega koobaad uu madaxwayne Farmaajo ku guuleysanaayo doorashada dhawaan in dalka ay kadhacdo lafilaayo ayaa arintaasi waxaa ka haalay musharax madaxwayne Soomaaliya Jabriil Ibraahim Cabdulle oo Maanta Muqdisho soo gaaray.

Jabriil ayaa waxa uu sheegay in hadal aan la jeclaysan uu ahaa warkii uu sheegay Mahdi guuleed taasna aan loo baahneyn balse laga sugaayay hadal wax kabadala xaalada dalka uu kujiro.

Sidoo kale waxa uu intaa ku daray in Ciidamada ay qabaan walwal ku aadan dalka iyo halka loowado maadama laga cabsi qabo in doorashada ay ka dhalato is qab qabsi.

Waxa uu dowladda ku eedeeyay in aysan dhaafin wax qabadkeeda wadada maka Almukarama taas oo uu tilmaamay in ay ka dhaxashay dowladihii ka horeeyay uuna dhamaaday hal abuurkii dowladda dhisidda.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe