Home Warar DHAGEYSO: Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe oo walaac...

DHAGEYSO: Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe oo walaac ka muujiyey ayax xaalufiyey dalagyada beeraha

55

Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada degmada mahadaay ee gobolka shabeele dhexe Saalax Fulaal Xaaji ayaa ka hadlay ayax dhiaabto ku hayo beeraleeyda kunool degmada mahaaday iyo deeganad hoostaga .
Hoos ka dhageyso:warbixin ku saabsan.