Saturday, March 22, 2025
HomeWararLabo Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Xarunta Gobolka Banadir oo Geeriyooday

Labo Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Xarunta Gobolka Banadir oo Geeriyooday

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa xaqiijisay in uu geeriyooday mid ka mid dhaawacyadii loo qaaday Magaalada Dooxa ee Qatar.

Maxamed Cusmaan Cali ayaa Shalay Galab ku geeriyooday isbitaalkii Xaaladdiisa Caafimaad lagula Tacaalayay.

Waxaa sidoo kale Shalay Galab  Isbitaalka Digfeer ee ku yaalla Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Agaasimihii Xafiiska Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir.

Maxamed Cabdalla Caaqil oo ahaa Agaasimihii Xafiiska Xoghayaha guud ee Gobolka ayaa ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana uu ka mid ahaa labo qof oo dowladda Qatar ay sheegtay in ay Liitaan oo aysan qaadikarin

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe