Tuesday, May 12, 2026
HomeBarnaamijyadaKulan albaabadu u xiran yihiin ayaa Dhuusamareeb uga socda Xaaf iyo Shaakir

Kulan albaabadu u xiran yihiin ayaa Dhuusamareeb uga socda Xaaf iyo Shaakir

Kulan albaabadu u xiran yihiin ayaa Dhuusamareeb uga socda Xaaf iyo Shaakir

Iyadoo saacad ka hor amray Xaaf in masuuliyiin kasocda dowlada Somaliya aysan kasoo dagi karin Galmudug ayaa kulan deg deg ah waxaa hada leh Madaxweyne Xaaf iyo Sh Shaakir

Madaxda Ahlu sunna oo ku qanacsaneyn amarka ka lagu manuucay masuuliyiinta dowlada ayaa Xaaf kala hadlaya inuu ka laabto warka kasoo baxay maadama saacadaha soo socda wasiirka arimaha gudaha Somaliya uu ku wajahan yahay magaalada Dhuusamareeb

Kulankan oo saxaafadu banaan joog ka tagay ayaa hada socda wixii kusoo kordha kala soco pagekan Cadaado

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe