Monday, April 20, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Ciidamada Nabadsugida Iyo Daraawiishta Maamulka Gamudug oo sameeyay Hawlgalo isbaaro Qaadis ah

Dhageyso:-Ciidamada Nabadsugida Iyo Daraawiishta Maamulka Gamudug oo sameeyay Hawlgalo isbaaro Qaadis ah

Ciidamad nabad sugida iyo daraawiishta galmudug ayaa howlgalo lagula dagaalamo isbaarooyinka sharci daradaa waxaa ay  kasameeyeen duleedka wadada Xiriirisa Magaalada Cadaado iyo Gilinsoor.

Intii Hawlgaladu Socdeen ayaa Waxaa Ciidamada ay soo Qabteen Maxaabiis sidookalana Waxaa ku dhaawacmay Qaarkamida Maleeshiyaadkii ay isbaarooyinka u yaaleen Sida uu Codka Gobolada Dhexe u Xaqiijiyay Taliyaha Booliska Dagmada Cadaado Xuseen Cumar Muumin.

Halkaan Kadhageyso codka taliyaha

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe