Thursday, January 16, 2025
HomeWararHay’ad Caalami ah oo fariin digniin ah ka soo saartay Duufaanta GATI

Hay’ad Caalami ah oo fariin digniin ah ka soo saartay Duufaanta GATI

Heyada FAO ee Qaramada Midoobey ayaa ka digeysa roobab lixaad leh oo ka dhalan Kara duufaan ku wajahan Soomaaliya saacadaha soo socda.

Duufaanta ayaa ku beegan dhanka deegaanada Puntland gaar ahaan gobalka Bari

Digniintaan ay soo saartay Hay’adda FAO ayaa u dhigan sidan:-

FAO
DIGNIIN: Duufaan kuleyl ah oo loogu magac daray GATI ayaa la filayaa inay xoogeysato 6da saacadood ee soo socota taasoo sababi doonta roobab culus iyo dabeylo xoogan oo ka dhaca gobolka #Bari. Fadlan taxaddar!

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe