Friday, April 25, 2025
HomeWararDHAGEYSO:-maamulka gobolka hiiraan oo ka hadlay kulan looga hadlay aminga oo...

DHAGEYSO:-maamulka gobolka hiiraan oo ka hadlay kulan looga hadlay aminga oo ka dhacay magaalada baladweyne

kulanka oo looga hadlayay sidii loo xaqiijin lahaa amniga Guud ee magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ee Magaalada Beledwyne.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoomiyay Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed), waxaana sidoo kale goobjoog ka ahaa saraakiisha amniga iyo madaxda AMISOM.

Shirka ayaa intii uu socday waxaa lagu gorfeyeey sida lagu xaqijiin karo amniga magalada Beledweyne xilli magalada ay marti gelineeyso Caleama-saarka madaxda Hirshabeelle kadib doorashadii ka dhacyday Jowhar.

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa kusoo kordhay falal Amni darro, iyada oo todobaadkii hore lagu dilay Sarkaal ka tirsan Dowladda Hoose ee Magaalada Beledweyne.

Hoos ka dhageyso:warbixin kusaabsan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe