Friday, April 25, 2025
HomeWararDhageyso:-Hawl-gallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Oo Ka Socda Deegaano hoos Taga Kurtun-Waarey

Dhageyso:-Hawl-gallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Oo Ka Socda Deegaano hoos Taga Kurtun-Waarey

Wararka Ka Imaanaya Shabeellada Hoose Ayaa Kusoo Warrmaya In Deegaano Dhawr Ah Oo Hoos Taga Degmada Kurtun-waarey Ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ay Ka Socdaan Hawl-gallo Ka Dhan Ah Xooggaga Al-shabaab.

Nuura-diin Ibraahim Aadan Guddoomiyaha Degmada Kurtun-waarey Ee Gobolka Shabeellada Hoose Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe ayaa Waxa Uu Xusay In Hawl-galladaan Ay Maalmahaan Dambe Socdeen Ujeedkooduna Yahay Sidii Al-shabaab Looga Saari Lahaa Goobaha Ay Kaga Sugan Yihiin Deeganada Hoos taga Kurtun-waarey.

Guddoomiyaha ayaa waxa uu Carrabka Ku Dhuftay In Inta Badan Al-shabaab Ay Wadooyinka Galiyaan Miinooyinka Dhulka Lagu Aaso Si Taasi U Dhicina Hawl-gallada Laga Sameynayo Wadooyinka La Maleynayo In Ay Gelin Karaan Qaraxyada.

Hawl-galka Ayuu Sheegay Guddoomiyaha in ay Sameynayaan Ciidamada Xoogga Dalka Oo Garab Ka Helaya Kuwa Nabad Ilaalinta Midawga Africa Ee Amisom.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha Oo Dhameystiran:…..

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe