Friday, March 29, 2024
HomeWararHargeysa:- Imaaraadka oo Diyaarado gargaar sida ku Tageeray Soomaaliland. the best way...

Hargeysa:- Imaaraadka oo Diyaarado gargaar sida ku Tageeray Soomaaliland. the best way to cook red cabbage

Wararka nagasoo gaaraya Magalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaaladaas ay ka dageen laba Diayaradood oo ah nooca Helicopterka.

Diyaaradahaas ayaa wararka aan helnay waxa ay sheegayaan in ay sidaan raashin gargaar ah oo loogu talo galay dadkii uu saameeyey roobkii duufaanta watay ee ka da’aydeegaano ka mid ah Maamulka Soomaaliland.

Diyaaradahaan gargaarka sida ayaa waxaa la sheegay in ay ka yimaadeen Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta oo bilihii u dambeysay xiriir fiican la leh maamulka Soomaaliland.

Isla manta ayaa la ilayaa in raashinkaas la gaarsiiyo dadkii uu saameeyey roobkii duufaanta watay,waxana raashinkaas sii qaadi doona Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici.

the best way to cook red cabbage

https://holistickenko.com/cabbage/

the best way to cook red cabbage

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe