Saturday, May 2, 2026
HomeBarnaamijyadaGudigii Ahlu Sunna u magacowday doorashada Galmudug oo qaarkood iscasilay

Gudigii Ahlu Sunna u magacowday doorashada Galmudug oo qaarkood iscasilay

Xubno kamid ah gudigii Ahlu Sunna u magacowday doorashada Galmudug oo iscasilay

Maxamed Axmed Maalin (Sheequlbalad) iyo Cabdishakuur Ciise Xaashi oo labaduba kamid ah gudiga saakay magacaabay Sh Shaakir ayaa sheegay inay iska casileen gudigaas

Xubnahan ayaa sheegay in markii hore aan lagala tashan kamid noqoshada gudiga Ahlu Sunna u magacowday doorashada Galmudug

Dhawan ka filo Cadaado Media Group faahfahin dherad ah

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe