Saturday, March 22, 2025
HomeWararGudiga Madaxabanaan Ee Doorashooyinka Qaranka oo Eryay Gudomiye Kuxigenkii Gudigaasi

Gudiga Madaxabanaan Ee Doorashooyinka Qaranka oo Eryay Gudomiye Kuxigenkii Gudigaasi

Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa xilka ka qaaday Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Sayid Cali Sheekh Maxamed isla mar ahaanta ka saaray xubinnimada.

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka kooban sagaal xubnood ayaa la aasaasay April 2, 2015.

Go’aankan cayrinta xubinta guddiga ayaa ah  kii u horreeyey guddigu ku qaado xubin ka tirsan.
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe