Gudiga dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo la filayo in caawa looga dhawaaqo Dhuusamareeb
Wararka uu helayo pagekan Cadaado ayaa tilmaamaya in wasaarada arimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Somaliya caawa ku dhawaaqi doonto gudi ka kooban 11 xubnood
Xubnahan oo laga soo kala xulay beelaha ayaa wararka hoose sheegayaan in laga keenay intooda badan Muqdisho
Qorshaha ayaa ah in wasaaradu ku dhawaqdo gudiga caawa sidoo kalena shirka dib u heshiisiinta uu bilowdo 26 bishan hadii uusan dhicin dib u dhac
Wixii kusoo kordha kala soco halkan