Sunday, February 9, 2025
HomeWararGuddonka Golaha Shacabka Oo Kala Diray Guddiga Maaliyadda BFS

Guddonka Golaha Shacabka Oo Kala Diray Guddiga Maaliyadda BFS

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha ayadoo Gudoonka uusoo dhisi doono guddi cusub.

Warqad uu ku saxiixnaa Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa lagu sheegay in lagu kala diray dhammaan xubnihii Guddiga Maaliyada Soomaaliya ee Golaha Shacabka.

Sababta ayaa lagu sheegay in ay iskhilaafeen guddiga, islamarkaana ay noqdeen Labo dhinac, sidoo kalena Baarlamaanka Hortiisa ay keeneyn wax aan la aheyn Cadeymo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe