Friday, October 30, 2026
HomeWararGudahaGuddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo doortay guddoomiye cusub

Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo doortay guddoomiye cusub

Guddiga madaxa banan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa doorasho gacan taag ah ku doortay Guddoomiyaha Guddiga iyo ku xigeenadiisa.

Sidoo kale, xubnaha Guddiga ayaa Guddoomiye u doortay Mursal Siyaad Maxamed sidoo kale Guddoomiye ku xigeenka Guddiga ayaa loo doortay Warfaa Maxamed Jaamac halka xog-hayaha Guddiga loo doortay Ahmed Xaaji Cabdi.

Dhanka kale, guddiga ayaa la filayaa iney maalmaha soo socda soo saaraan habraaca musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Jubbaland iyo weliba jadwalka doorashada.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe