Tuesday, May 12, 2026
HomeBarnaamijyadaGolaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta shirkooda ku magaacay Taliyaasha Ciidamadda qalabka sida...

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta shirkooda ku magaacay Taliyaasha Ciidamadda qalabka sida iyo taliyaha nabad sugida

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta shirkooda ku magaacay Taliyaasha Ciidamadda qalabka sida.

Taliyaha ciidanka xoogga Gen Odawaa Yusuf Raage .

Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka fahad Yasiin Xaaji Daahir.

Taliyaha Boliska Gen Cabdi Xasan Maxamed .

Taliyaha Asluubta Gen Mahad Cabdirahmaan Adan.

Xigasho: SONNA

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe