Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDaawo:-Waa Sidee Wax Soosaarka Cusbada Ee Mudug

Daawo:-Waa Sidee Wax Soosaarka Cusbada Ee Mudug

Xinlabi Waa Mid Ka Mid Ah Deegaanada Qaniga Ku Ah Wax Soosaarka Dalka Ku Dhawaad 100  Badaha Cusbada Ayaa Deegaanka Ku Xeeran  Koofurta Gobolka Mudug Ayuu Dhacaa Waxaan uu Hoostagaa Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug Qiyaastii 150 Km Ayuu Dhinaca Galbeed Kaga Toosan Yahay

Tani Waa  Mid ka Mid Ah Badaha Cusubadu Ka Baxdo Ee Deegaankan  Cusbadani Ma,ahan Mid La Bacrimiyay Ama Labeeray Balse Waa Mid Dabiiici Ah

Cusbada Halkan Laga Dhoofiyo Waa Mid Xitaa Loo Iib Geeyo Dalalka Dariska La Ah Somaliya.sida uu Qabo Cabdul Qaadir Shiikh Maxamed Maxamud oo Dadka Deegaanka Ka Mid Ah Ilaa Iyo 50 Meeyadii Sano Ee La Soodhaafay.

70 Qarnigii Tagay Ayay Soo Bilaabatay Deegaameenta  Deegaankani Waxaan Xiligaasi Wixii Ka Danbeeyay Dadka Deegaanku Ay Ka Faa,iidaysiga Nimcada Rabi Ku Maneestay

Dhoor Caqabadood Ayay Wajahayaan Dadka Deegaankan Ee Noloshooda Ku Maareeyay Wax Soosaarka Cusbad  Wamida Kowbaad In Aysan Heesan Qalab u Fudideeyay Marka Ay La Baxayaan Cusbada Iyo In Ay Dayacantahay Marka Ay Banaanka Biyaha Uga Soosaaraan oo In Ay  Qalasho  La Sugayo Todobaadyo

Cusbadani  Kaliya Waxaa Ay baxdaa Waqtiga Xili Roobaadka 30 Bari Ka Dib Roobkana Ayay Bislaataa oo Waa Mid La Guran Karo

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe