Kulan ay Maanta magaalada Dhuusa-Mareeb Ee Caasimada Maamulka Galmudug Kuyeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug Ee Dhuusa-Mareeb Kusugan ayaa Waxa ay Ku,ansixiyeen Golaha Wasiirada Ee Dhawaan uu Soomagacaabay Madaxwaynaha Galmudug Ee Xildhibaanada Caddado Kusugan ay Sheegeen inay Xilkii Ka qaadeen Axmed Ducaale Geele Xaaf.
Kulanka ayaa Waxaa Sooxaadiray 120-Xildhibaan Waxayna Dhamaantood Cod Aqlabiyad leh Ku ansixiyeen Golaha Wasiirada Galmudug Ee uu Madaxwayne Xaaf Soomagacaabay.
Islamadasha Ansixinta ayaa Waxaa Lagu dhaariyay Golaha Wasiirada Ee ay Xildhibaanada Ansixiyeen.

