Sunday, November 8, 2026
HomeWararGolaha wadatashiga Qaran oo shir ka yeeshay dhameystirka doorashooyinka

Golaha wadatashiga Qaran oo shir ka yeeshay dhameystirka doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay kulan Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban Madaxda Shanta dowlad Goboleed & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku yeesheen habka fogaan aragga.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dhammeystirka howlaha doorashooyinka, xaaladda amniga iyo sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jira dalka.

Madaxda Shanta dowlad Hoboleed ayaa Ra’iisul Wasaaraha siiyay waebixin la xiriirta hanaanka ay ku socoto doorashada Golaha Shacabka, iyaga oo u balan qaaday inay dardar gelinayaan doorashooyinka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe