Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod wada ogol ah ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda 2019.
174 Xildhibaan ayaa ogolaaday, ma jiro Xildhibaan ka aamusay ama diiday ansixinta miisaaniyadda dowladda 2019.
Faaf-faahinta miisaaniyadda dowladda 2019-ka ee uu ansixiyay maanta Golaha Shacabka goor-dhow halkan kala soco Insha-allah.