Home Warar Godoomiyaha baarlamanka Somaliya oo aqbalay mooshin laga keenay Madaxweyne Farmaajo

Godoomiyaha baarlamanka Somaliya oo aqbalay mooshin laga keenay Madaxweyne Farmaajo

385

Gudoomiyaha baarlamanka Somaliya Maxamed Mursal Cabdiraxman ayaa aqbalay mooshin xildhibaanada baarlamanka qaarkood ka soo gudbiyeen madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.