Sunday, April 19, 2026
HomeWararGalmudug oo Magacaawday Guddi ka kooban 13 Xubnood{Akhriso:-}

Galmudug oo Magacaawday Guddi ka kooban 13 Xubnood{Akhriso:-}

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi kumeel gaar ah ooo maamula u magacowday Degmada Wisil oo ka tirsan Gobolka Mudug.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka kooban 13 xubnood oo ka mida bulshada degmadaasi.

Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee Wisil ee Gobolka mudug ayaa waxaa loo Magacaabay Cali Xasan Guleed.
Hoos Ka Akhriso Magacyada guddiga loo Magacaabay degmada Wisil ee Gobolka Mudug.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe