Gaadiidkii siday xamuulka ee maalmahan ku xanibnaa Cadaado ayaa maanta lagu sameeyay baaris
Gawaaridan oo baaris lagu sameeyay labo kamid ah ayaa laga helay Silig Alwaax iyo Dawo
Gaadidkan oo dhan 6 gaari ayaa hada baaris ku socotaa 4 kamid ah sida ay sheegeen saraakiil amni
Labada gaari ee baarista lagu sameeyay ayaa dib loogu celshay rarka ay sideen maadama dhulka la soo dhigay rarka xiliga baaristu socotay