Friday, December 5, 2025
HomeWararAkhriso:- Musharrixiin Dalbatay In Dib Loo Dhigo Doorashada KGS

Akhriso:- Musharrixiin Dalbatay In Dib Loo Dhigo Doorashada KGS

Musharrixiinta u tartamaya doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya qaarkood ayaa codsaday in dib loo dhgo doorashadaas.

Xubnahan musharrixiinta oo la baxay Golaha Isbeddel doonka Koofur Galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen Baydhaba ku sheegay in ay doonayaan in Doorashada dib loo dhigo.

Dowladda Federaalka ah ayey sheegeen in doorkeeda uu yahay korjoogteyn kali ah,waxaa ay Beesha Caalamka ka codsadeen in dorashadaas dib loo dhigo,maaddaama loo baahanyahay jawi deggan oo doorashada ay ku dhacdo.

Waxaa ay ku doodeen in Waqtiga shaqada Guddiga doorashadaKoofur Galbeed uu hakad galay sidaas darteedna ay muhiim tahay in la xalliyo.

Hoos Ka Akhriso:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe