Friday, August 7, 2026
HomeWararDibaddaFadeexad: ka taagan baladweyne.

Fadeexad: ka taagan baladweyne.

Fedeexad weyn: Fadeexad weyn ayaa ka taagan mashruuc biyo-xereen ah oo Beledweyne laga wado.

Sida laga cabsi qabo ama dowladda Soomaaliya shaacisay waxaa maalmaha soo aadan laga cabsi qabaa Roobab wato Duufaanno iyo Fatahaad xooggan oo Beledweyne kamid tahay goobaha cabsida ka jirto.

Waxaase wax lala yaabo noqday in mashruucaasi la bilaabay xilli fatahaadda foodda nagu heyso Cirkana Daruur Roob saaran tahay.

Wabiga Shabeelle ee dhax mara Beledweyne gaar ahaan Lamagalaay oo xaruumihii ku yaalaan ayaa qolo aan la aqoon ka wadaan darbi biyo xereen lagu sheegay oo u muuqda mid waqtigiisa ka dib dhacay balse mashruuc lagu cunayo.

Darbi Wabiga xareerahiisa laga dhiso ayada oo Cirka da’ayo Fatahaaddana Foosha nagu heysato ayaa bulshada Beledweyne Layaab ku noqotay.

Beledweyne waxaa laga fulay wax u eg Biyo Xereen oo ka kooban Darbiyo Shub ah iyo Carro Tuur laga dhisayo hareeraha wabiga kuwaas oo qaab Aqoon iyo waqti munaasab ah ka muuqan in lagu wajahay, balse sida muuqaata durba la mahadin,sida mashruucan oo kale.

Qolada mushruucan waddo ayaa dhax ma quuuran Fadeexad weyn waxaana mashruucan biyo xereenka ah u muuqdaa mid ja jabsi ah balse laga dhigayo mid bulshada wax loogu qabanayo

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe